Macnaha nolosha
Majiro tacriif la isku waafaqsan yahay oo oo tilmaami karto macnaha nolosha, dadka qaar waxay ku qeexaan in ay tahay farxad kuwa qaar hanti , caafimaad , ama qoys aad yagkeelato, kuwa qaar waxay ku soo koobaan waa dareeno kala duwan ee is biirsada sida jacaylka- murugada - nacaybka- carada- iyo wax walbo oo qofku dareemo.
sida ugu fudud ee aadku ogaan karto macnaha noloshu waa in aad ogaataa sababta aad u nooshay,iyo ahdaafta ama goals ka aad ka leedaha noloshu waxa ay kuu qeexi doonaan kuuna jihayn doonaan noloshaada si dhib yar .
Comments
Post a Comment