Skip to main content

QABOOWGA IYO JACAYLKA

 

QABOOWGA IYO JACAYLKA

(Cuffing season)

Maxay dadku u noqdaan Romantic xiliga qaboowga !

Sida caadiga ah sanad waliba waxa uu ka kooban yahay Afar xili (4). Waxa ay isigu jiraan   abaar, aaran iyo xiliyo kulul iyo kuwa  aad u qaboow badan.

 

Winter ka waa xiliga ugu qaboow nus ka woqeeye ee dhulka.meelaha qaar waxaa is taaga ama ciriiri gala nolol maalmeedka caadiga ah  iyo isu socod dadka.

 

Dadku waxa ay ku soo aruuraan guryahay.badan kood  waxa ay naxariis iyo wehel ka raadiyaan barkinta, iyaga oo dareemaya cidlo iyo kalinimo,  Durba  waxa ay raadiyaan in ay xiriiro jacayl sameestaan.

 

Qaboowga faraha badan, habeenka oo dheeraada iyo wheel la’aanta oo isbiirsaday waxa ay sababtaa in uu sameesmo xiriir jacayl oo aan hadaf la heen.

 

Sidaa darted culumada ku taqasusay xiriirada  ) Relationship experts ) waxa ay ku taliyaan in aan lagu dag-dagin xiriiro caadifadeysan in lagalo xiliga loo yaqaano cuffing season.

 

 cuffing season waa xiliga u dhaxeeya October ilaa valentines(February 14)- ka bisha labaad.




Comments