Bariisku waa cuntada ugu badan ee laga cuno dalkeena iyo guud ahaan dunida, guri walba oo soomaaliyeed ugu yaraan hal waqti waxaa laga kariyaa cunto uu bariis ku jiro sadaxda waqti ee cunada. Somalia ayaa sanad walba soo dagsata bariis qiimihiisa yahay $185 millon oo dollor, dalabka ayaa sannad walba siyaado 4.77%. Sanad walba caalamku waxa uu soo saara bariis dhan ( 756 million tones ) WADAMADA UGU BADAN EE SOO SAARA BARIISKA 1. CHINA 148,990,000 . 2. INDIA 129,000,000. 3. BANGLADESH: 35,850,000 . 4. INDONESIA: 34,400,000. 5. VIETNAM: 27,194,000. 6. THAILAND: 19,700,000. 7. OTHERS : 354,866,000. WADAMADA UGU BADAN EE DHOOFIYA BARIISKA 1. INDIA 18,750 metric tons 2. VIETNAM 6,500 metric tons 3. THAILAND 6,500 metric tons 4. PAKISTAN 4,000 metric tons 5. UNI...