Skip to main content

Isbar bar dhiga shirkadaha dalka iyo kuwa caalamka

 Elon musk ayaa aasaasay shirkad cusub oo la yiraahdo (X Holdings) .

Shirkadaan ayaa noqon doonta mid isku maamusha shirkadaha Elon musk oo kala ah (SpaceX, Tesla, Boring company iyo neuralink.)
X holdings waxa ay u shaqayn doontaa sida Alphabet oo ah shikada iska leh Google.
Somalia waxaa ka jiro labo shirkadood oo midwaliba ay hoos imaadaan shirkado kala duwan. Hormuud iyo Dahabshiil
Hormuud oo ay hoos imaadaan (Hormuud Telecom, Salaam Somali Bank, Taaj express, Hormuud University, Buruuj construction and Real Estate iyo Beco Electric)
Dahabshiil group oo ay hoos imaadaan ( Somtel, Dahabshiil motors, Dahabshiil Real Estate, Dahabshiil Money transfer)
Nala wadaag shirkado nuucaan oo kale ah hadaa taqaan.
W.Q: Abdullahi M Ali
https://www.dahabshiil.com/
6
https://www.hormuud.com/

Comments

Popular posts from this blog

waa maxay macnaha nolosha ?

  Macnaha nolosha  Majiro tacriif la isku waafaqsan yahay oo  oo tilmaami karto macnaha nolosha, dadka qaar waxay ku qeexaan in ay tahay farxad kuwa qaar hanti , caafimaad , ama qoys aad yagkeelato, kuwa qaar waxay ku soo koobaan waa dareeno kala duwan ee is biirsada sida jacaylka- murugada - nacaybka- carada- iyo wax walbo oo qofku dareemo. sida ugu fudud ee aadku ogaan karto macnaha noloshu waa in aad ogaataa sababta aad u nooshay,iyo ahdaafta ama goals ka aad ka leedaha noloshu waxa ay kuu qeexi doonaan kuuna jihayn doonaan noloshaada si dhib yar .

SHEEKo Wiil YAR IYO MACALIMAD

 SHEEKO QOSOL BADAN Wiil yar ayaa weydiiyey Macallimad wax barta hadhow xiisadda kadib hadii ay firaaqo tahay, Wuxuu rabay inuu si gooni ah ula hadlo, Waxay ku tiri: "Haye" markii uu waqtigii soo dhowaaday ayay ku tiri: "Maxaad rabtay?". Wiilkii yaraa baa yiri: "Waxaan dareemayaa inaan fasalkaan iyo anigu aanan isku heer ahayn waxaan kaa codsanayaa ma ii awooddaa in aad igu dartid ardayda dhigata dugsiga sare?" Iyadoo loo tixgelinayo codsigiisii ayaa wiilkii yaraa loo diray Maamulaha Iskoolka wuxuuna go'aamiyay in laga qaado ardayga imtixaan qiimayn ah si aqoontiisa loo tijaabiyo. ♧Maamulaha: "4*3?" ■Ardayga: "12" ♧Maamulaha: "5×6?" ■Wiilkii: "30" Maamulaha: "Waxaad sheegtaa caasimadda Japan?" Wiilka: " Tokyo" ♧Maamulihii wuxuu su'aalaha weydiinayay ku dhowaad saacad hal su'aal ahna ma uusan qaldin, Kadib macalimadii baa codsatay bal inay iyasuna markeeda su'aalo weydiin karto waxa...