Skip to main content

BARIIS KA IYO SOOMAALIDA


 

Bariisku waa cuntada ugu badan ee laga cuno dalkeena  iyo guud ahaan dunida, guri walba oo soomaaliyeed ugu yaraan hal waqti waxaa laga kariyaa cunto uu bariis ku jiro sadaxda waqti ee cunada.

Somalia ayaa sanad walba soo dagsata bariis qiimihiisa yahay $185 millon oo dollor, dalabka ayaa sannad walba siyaado 4.77%.

Sanad walba caalamku waxa uu soo saara bariis dhan

  ( 756 million tones  )

WADAMADA UGU BADAN EE SOO SAARA BARIISKA

1.   CHINA 148,990,000.

2.   INDIA 129,000,000.

3.   BANGLADESH: 35,850,000.

4.   INDONESIA: 34,400,000.

5.   VIETNAM:  27,194,000.

6.   THAILAND: 19,700,000.

7.   OTHERS : 354,866,000.

WADAMADA UGU BADAN EE DHOOFIYA BARIISKA

1.   INDIA 18,750 metric tons

2.   VIETNAM  6,500 metric tons

3.   THAILAND 6,500 metric tons

4.   PAKISTAN 4,000 metric tons

5.   UNITED STATE 2,850 metric tons

6.   CHINA 2,200 metric tons

QIIMAHA BARIISKA EE CAALAMKA

Halkii ton oo bariis ah sida caadiga ah waxa uu u dhaxeeyaa $410 ilaa $480 taas oo macnaheedu yahay halkii kilo waa $0.5 ama nus dollar.

 

Markii ugu badnayd bariisku waxa uu gaaray halkii Ton in ka badan $1000.

 

SU’AAL: MAXAA SABABI KARA IN QIIMAHA BARIISKU  SARO KAC KU YIMAADO ?

JAWAB: IN MID KAMID AH WADAMADA DHOOFIYA UU MAMNUUCO IN DALKIISA LAGA DHOOFIYO

 – IN UU SAAMEEYO DAGAALADA  GEOPOITICAL  KA

 –IN AY CABSADAA WADAMAD SOO DHOOFSADA KADIBNA DALBADAA KIMIYO BADA SIDAA DARTEED UU SICIKU U KACO.

 

 

 

Comments

Popular posts from this blog

QABOOWGA IYO JACAYLKA

  QABOOWGA IYO JACAYLKA ( Cuffing season ) Maxay dadku u noqdaan Romantic xiliga qaboowga ! Sida caadiga ah sanad waliba waxa uu ka kooban yahay Afar xili (4). Waxa ay isigu jiraan     abaar, aaran iyo xiliyo kulul iyo kuwa   aad u qaboow badan.   Winter ka waa xiliga ugu qaboow nus ka woqeeye ee dhulka.meelaha qaar waxaa is taaga ama ciriiri gala nolol maalmeedka caadiga ah   iyo isu socod dadka.   Dadku waxa ay ku soo aruuraan guryahay.badan kood   waxa ay naxariis iyo wehel ka raadiyaan barkinta, iyaga oo dareemaya cidlo iyo kalinimo,   Durba   waxa ay raadiyaan in ay xiriiro jacayl sameestaan.   Qaboowga faraha badan, habeenka oo dheeraada iyo wheel la’aanta oo isbiirsaday waxa ay sababtaa in uu sameesmo xiriir jacayl oo aan hadaf la heen.   Sidaa darted culumada ku taqasusay xiriirada   ) Relationship experts ) waxa ay ku taliyaan in aan lagu dag-dagin xiriiro caadifadeysan in lagalo xiliga loo ...

waa maxay macnaha nolosha ?

  Macnaha nolosha  Majiro tacriif la isku waafaqsan yahay oo  oo tilmaami karto macnaha nolosha, dadka qaar waxay ku qeexaan in ay tahay farxad kuwa qaar hanti , caafimaad , ama qoys aad yagkeelato, kuwa qaar waxay ku soo koobaan waa dareeno kala duwan ee is biirsada sida jacaylka- murugada - nacaybka- carada- iyo wax walbo oo qofku dareemo. sida ugu fudud ee aadku ogaan karto macnaha noloshu waa in aad ogaataa sababta aad u nooshay,iyo ahdaafta ama goals ka aad ka leedaha noloshu waxa ay kuu qeexi doonaan kuuna jihayn doonaan noloshaada si dhib yar .

SHEEKo Wiil YAR IYO MACALIMAD

 SHEEKO QOSOL BADAN Wiil yar ayaa weydiiyey Macallimad wax barta hadhow xiisadda kadib hadii ay firaaqo tahay, Wuxuu rabay inuu si gooni ah ula hadlo, Waxay ku tiri: "Haye" markii uu waqtigii soo dhowaaday ayay ku tiri: "Maxaad rabtay?". Wiilkii yaraa baa yiri: "Waxaan dareemayaa inaan fasalkaan iyo anigu aanan isku heer ahayn waxaan kaa codsanayaa ma ii awooddaa in aad igu dartid ardayda dhigata dugsiga sare?" Iyadoo loo tixgelinayo codsigiisii ayaa wiilkii yaraa loo diray Maamulaha Iskoolka wuxuuna go'aamiyay in laga qaado ardayga imtixaan qiimayn ah si aqoontiisa loo tijaabiyo. ♧Maamulaha: "4*3?" ■Ardayga: "12" ♧Maamulaha: "5×6?" ■Wiilkii: "30" Maamulaha: "Waxaad sheegtaa caasimadda Japan?" Wiilka: " Tokyo" ♧Maamulihii wuxuu su'aalaha weydiinayay ku dhowaad saacad hal su'aal ahna ma uusan qaldin, Kadib macalimadii baa codsatay bal inay iyasuna markeeda su'aalo weydiin karto waxa...