QABOOWGA IYO JACAYLKA ( Cuffing season ) Maxay dadku u noqdaan Romantic xiliga qaboowga ! Sida caadiga ah sanad waliba waxa uu ka kooban yahay Afar xili (4). Waxa ay isigu jiraan abaar, aaran iyo xiliyo kulul iyo kuwa aad u qaboow badan. Winter ka waa xiliga ugu qaboow nus ka woqeeye ee dhulka.meelaha qaar waxaa is taaga ama ciriiri gala nolol maalmeedka caadiga ah iyo isu socod dadka. Dadku waxa ay ku soo aruuraan guryahay.badan kood waxa ay naxariis iyo wehel ka raadiyaan barkinta, iyaga oo dareemaya cidlo iyo kalinimo, Durba waxa ay raadiyaan in ay xiriiro jacayl sameestaan. Qaboowga faraha badan, habeenka oo dheeraada iyo wheel la’aanta oo isbiirsaday waxa ay sababtaa in uu sameesmo xiriir jacayl oo aan hadaf la heen. Sidaa darted culumada ku taqasusay xiriirada ) Relationship experts ) waxa ay ku taliyaan in aan lagu dag-dagin xiriiro caadifadeysan in lagalo xiliga loo ...
Bariisku waa cuntada ugu badan ee laga cuno dalkeena iyo guud ahaan dunida, guri walba oo soomaaliyeed ugu yaraan hal waqti waxaa laga kariyaa cunto uu bariis ku jiro sadaxda waqti ee cunada. Somalia ayaa sanad walba soo dagsata bariis qiimihiisa yahay $185 millon oo dollor, dalabka ayaa sannad walba siyaado 4.77%. Sanad walba caalamku waxa uu soo saara bariis dhan ( 756 million tones ) WADAMADA UGU BADAN EE SOO SAARA BARIISKA 1. CHINA 148,990,000 . 2. INDIA 129,000,000. 3. BANGLADESH: 35,850,000 . 4. INDONESIA: 34,400,000. 5. VIETNAM: 27,194,000. 6. THAILAND: 19,700,000. 7. OTHERS : 354,866,000. WADAMADA UGU BADAN EE DHOOFIYA BARIISKA 1. INDIA 18,750 metric tons 2. VIETNAM 6,500 metric tons 3. THAILAND 6,500 metric tons 4. PAKISTAN 4,000 metric tons 5. UNI...